Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee todobaadkan waxaa marti ku ah oo dhamaan suaalaha dhageystayaasha ka jawaabaya Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Isbahaysiga Dibuxoreynta ee garabka Djibouti Cumar Xaashi Adan oo ku sugan Muqdisho.

Cumar Xaashi wuxuu ka jawaabayaa suaallo ku saabsan, xaalada ciidamada islaamiyiinta ee ku sugan Muqdisho bixitaankii ciidamada Ethiopia kadib iyo waliba dadaalka dibuheshiisiineed ee ka socda Djibouti.

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha oo dhamaystiran halkan ka dhagayso