Barnaamijka Hambalyadda iyo Heesaha waxaa Daadihinaya Khadra Gurey iyo Ibraahim Xassan Daanduray. waxaad ku maqlaysaan waraaqaha Salaamaha, tahniyadaha iyo dhalashooyinka ay isku diraan dhagaystayaasha. Waxaa sidoo kale barnaamijka aad ku maqlaysaan heeso dabacsan oo ay ku luuqeynayaan fanaaniinta Soomaalida