Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha oo todobaadkan ay daadihinayaan Khadra Gurey iyo Ibraahim Xassan Daaduray waxaan idinku haynaa waraaqaha salaamaha, tahniyadaha iyo hambalyooyinka iyo waliba heeso macaan oo isugu jira kuwii hore iyo kuwii dhexe.