Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha oo ay todobaadkan soo diyaarisay Fathiya Maxamed Absiye ayaa waxaa marti ku ah wasiirka Qurba-joogta SoomaaliyaCabdillaahi Axmed Cabdille Azhari.
Wasaaraddan cusub ee xukuumadda Ra’iisul-wasaare Cumar Sharmarke ayuu wasiirku sharaxaad ka bixinayaa sida ay u shaqayso, isaga oo dhinaca kalena ka jawaabaya su’aalo badan oo la xiriira dabeecadda shaqada wasaaraddiisa iyo arimaha uu mudnaanta koowaad siinayo.
Midigta sare ee boggan ka dhagayso ama ka soo rogo barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha.



