Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha oo ay todobaadkan soo diyaarisay Fathiya Maxamed Cabdiye waxa ku marti ah Xuseen Xaaji Axmed oo ah qunsulka Soomaaliya u fadhiya Sanca ee dalka Yemen. 

Xuseen waxa uu ka jawaabayaa su’aalo badan oo ay dhagaystayaashu ka qabaan guud ahaan arimaha tahriibka iyo sida uu u sheqeeyo iyo gaar ahaan xaaladda qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Yemen.

Midigta sare ee boggan ka dhagayso ama ka soo rogo barnaamijka.