Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha oo uu aalaaba noo soo diyaariyo Abdulaziz H Osman, waxaa todobaadkan noogu martiya Guddoomiyaha xisiga UCID ee Jamhuuriyadda la baxday Somaliland.
Faysal Cali Waraabe waxa uu ka jawaabayaa, su'aalo badan oo ay dhagaystayaashu ka qabaan xaaladda siyaasadadeed ee ka taagan Somaliland iyo mowqifka uu xisbigiisu ka taagan yahay duruufaha taagan.
Midigta sare ee boggan ka dhagasyo barnaamijka oo maqal ah.



