Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha oo aalaaba ay halkan ka soo gudbiyaan Ibraahim Xassan Daanduray iyo Khadra Gurey, waxaa todobaadkan dhinaca heesaha ka qeyb galaya mid ka mid fanaaniinta dhalinyarada ah ee Kooxda Waayaha Cusub.

Barnaamijkan haddii aad doonaysid inaad waraaqo u soo dirtaan fadlan ku soo hagaajiya

Somali@voanews.com