Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha, waxa soo diyaariyay Abdulaziz H Osman, waxaana maanta su’aalaha dhagaystayaasha ka jawaabaya guddoomiyaha maamulka Islaamiga ah gobolka Hiiraan Sheekh Cabdraxmaan Ibraahim.
Guddoomiyuhu waxa uu ka jawaabayaa su’aalo ay ka mid yihiin ammaanka gobolka, gaar ahaan dagaalladii dhawaan ka dhacay magaalada Baladwayne, iyo waliba haddii uu maamulkiisu wax xiriir ah la leeyahay Islaamiyiinta is haya ee ku sugan gobolka ay dariska yihiin ee Galguduud.
Midigta sare ee boggan uga bogo barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha.



