Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha oo uu noo soo diyaariyaya Abdulaziz H Osman waxaa todobaadkan marti ku ah Maxamed X Xaad oo ka tirsan odayaasha dhaqanka Muqdisho.

Maxamed Xasan Xaad waxa uu ka jawaabayaa su'aalo badan oo ay dhagaystayaashu ka qabaan duruufaha ku xeeran dagaallada Muqdisho ee ka dhex socda kooxaha Islaamiyiinta ah iyo xukuumadda. Sidoo kale waxa uu ka hadlayaa dowrka dagaalladaas ee odayaasha dhaqanka.

Midigta sare ee boggan ka dhagayso Wicitaanka Dhagaystayaasha.