Barnaamijkan Marida waxaa todobadaakan Marti ku ah Dr. Cabdisalaam Xaaji Hadliya Cumar, oo ah khabiir ku takhasusay maamulka iyo maaliyadda, haatana ah khabiir ka tirsan Bangiga Aduunka, dhawaana waxaa loo magacaabay inuu la taliye sare u noqdo wasaarada maaliyada ee Soomaaliya,

Barnaamijkan wuxuu Dr. Cabdisalaam uga jawaabayaa suaallo ku saabsan khibaradiisa iyo sida uu qeyb uga qaadan karo howlaha maaliyada ee dowlada Soomaaliya.

Barnaamijka oo dhamaystiran midigta sare ee boggan ka dhagayso.