Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha oo uu aalaaba noo soo diyaariyo Abdulaziz H Osman ayaa waxa todobaadkan marti ku ah Danjire Cabdikarin Faarax Laqanyo oo ah danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Koonfur Afrika, haatanna ku sugan magaalada Baladwayne.

Danjire Laqanyo waxa uu ka jawaabayaa su'aalo badan oo ay VOA-da iyo dhagaystayaashubaka waydiiyeen arimo la xiriira safarkooda xilliga ee gobolka Hiiraan, xaaladda ammaanka ee Gobolka iyo arimo kale oo khuseeya siyaasadda cakiran ee Soomaaliya.

Midigta sare ee boggan ka dhagayso barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha.