Barnaamijkeena Hambalyada iyo Heesaha ee todobaadkan waxaa idinku haynaa qeybtii labaad ee wareysiga Fanaanada Soomaaliyeed Faadumo Qaasim Hilowle. Barnaamijkan waxaa halkan ka soo gudbiya iskuna dubarida Ibraahim Xassan Daanduray iyo Khadra Guray.

Haddii aad doonaysid inaad barnaamijkan waraaqaha u soo dirtid, fadlan ku soo hagaaji emailka somali@voanews.com 

Midigta sare ee boggan ka dhagayso Barnaamijka oo dhamaystiran