Barnaamijkeena Hamblayadda iyo Heesaha oo ay sida badan isku soo dabaridaan halkana ka soo jeediyaan Ibraahim Xassan Garabay Daanduray iyo Khadra Guray, waxaan todobaadkan si gaar ah loogu soo qaadayaa taariiq faneed kooban oo ku saabsan fanaankii Geeriyooday ee Micheal Jackson iyo waliba qeybtii labaad ee Wareysigii fanaanada Kinsi Xaaji Adan oo ku nool magaalada Hargeysa.
Barnaamijka oo dhamaystiran boggan midigtiisa sare ka dhagayso.



