Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha oo ah mid aad u xiiso badan, fariimo muhiim ahna ay la socdaan waxa todobaadkan sida aad caadiga ahba aad ku maqlaysaan fariimaha waraaqaha tahniyadaha ee dhagaystayaasha iyo waliba heeso isugu jira kuwii hore iyo kuwii danbe
Fadlan haddii aad doonaysaan inaad barnaamijka waraaqo us oo dirtaan ku soo hagaajiya ciwaankeena ah: somali@voanews.com
Midigta sare ee boggana kaga bogo barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha.



