Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha oo uu todobaadkan inoo soo diyaariyay Cabdullaahi Nuur Colombo ayaa waxa marti ku ah Xoghayaha Gaashaandhiga ee Xisbul Islaam Sheekh Muuse Cali Carraale.

Sheekh Carraale ayaa ka jawaabayay su'aalo ay VOA-da iyo dhagaystayaal badani ka waydiiyeen ulajeeddad xisbigiisa iyo dagaallada kharaar ee ka jira magaalada Muqdisho iyo agagaarkeeda.

Midigta sare ee boggan ka dhagayso barnaamijka Wicitaanka Dhagaysataha.