Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha oo uu inoo soo diyaariyay Cabdullaahi Nuur Maxamed Colombo, waxa todobaadkan marti ku ah Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya Maxamed Cali Amerika.
Danjire Maxamed Cali Amerika waxa uu ku jawaabayaa su'aalo badan oo ay VOA-da iyo dhagaysatayaashuba ka waydiiyeen adeegyada safaaraddiisa oo ah tan u adeegta Soomaalida ugu badan ee ku nool Geeska.
Midigta sare ee boggan ka dhagayso barjaamijka Wicitaanka Dhagaystaha.



