Barnaamijka Hambalyadda iyo Heesaha waxaa todobaadkan marti ku ah oo dhinaca heesaha kaalin weyn ka ciyaaraya fanaanka caanka ah Xassan Adan Samatar oo ku sugan dalka Sweden. Xassan Adan wuxuu si kooban uga hadlayaa taariiq kooban oo ku saabsan fankiisii iyo waliba heeso kala duwan oo uu ku luuqeeyo.
Sidoo kale, Xassan Adan waxaa uu ka qeybgali doonaa barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee todobaadka danbe, ee ha moogaanina.
Fadlan haddii aad doonaysaan inaad waraaqo soo dirtaan ku soo hagaajiya ciwaankeena



