Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha oo uu noo soo diyaariyo Abdullaahi Nuur Colombo ayaa waxa kalkan marti noogu ah guddoomiyaha ururka ONLF Admiral Maxamed Cumar Cismaan.
Guddoomiyaha ayaa ka jawaabay su'aalo badan oo ay VOA-da iyo dhagaystayaashuba ka waydiiyeen dagaalka uu ururkiisu kula jiro ciidamada Itoobiya, xaaladda abaaraha, iyo fursadda ay iyaga iyo Itoobiya ku wada xaajoon karaan.
Midigta sare ee boggan ka dhagayso barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaha.



