Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha oo uu noo soo diyaariyo Cabdullaahi Nuur Colombo ayaa waxa todobaadkan marti ku ahaa wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga ee Dawladda Federaalka Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya Saleebaan Colaad Rooble.

Wasiirka ayaa ka jawaabaya su'aalo ay VOA-da iyo dhagaysayaashuba ay ka waydiiyeen xaaladda uu haatan ku sugan yahay Isboortiga Soomaaliya oo dhinacyo kala duwan leh.

Midigta sare ee boggan ka dhagayso barnaamijka oo dhamaystiran.