Wicitaanka DhagaystahaBarnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha oo uu noo soo diyaariyo Abdullaahi Nur Colombo ayaa waxa todobaadkan noogu martiya Danjire Nur Xasan Xuseen, oo ah danjiraha Soomaaliya u fadhiya Rome iyo Midowga Yurub.
Nur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa ka jawaabaya su'aalo badan oo ay dhagaystayaasha iyo VOA-du ka waydiiyeen arimo badan oo khuseeya siyaasadda Soomaaliya iyo tan beesha caalamka.
Midigta sare ee boggan ka dhagayso Wicitaanka Dhagaysta.
Wicitaanka Dhagaystaha


