Hambalyada iyo Cawayska Washington

Barnaamijka Cawayska Washington ee todobaadkan qodobada  aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah:  Sannad Durba ka soo wareegtay  burburkii dhaqaalaha Caalamka ,Maraykankuse miyuu kacay.Waxaa ino haya Jamaal Cali Xuseen .

Sidoo kale waxaad ku maqli doontaan Sheekooyin Carruurta ah oo la casriyeeyey , waxaa inoo haya Siciid C/Lahi Cali .

Axmed Dhoore  oo ka jawaabaya ,Hadal qaadka Jacaylka hadmaa kuugu horraysay ?!

Majaajilayste Cabdi Haybe Laambad  oo durba  dal-tabyo hayso.
iyo ugu dambayntii  xubin ka waramaysa , Yaa ka qosliya Awkoombe ?!

Barnaamijkaasi oo xiso badan ka dhgayso midigta sare ee boggan.

Hambalyada iyo Cawayska Washington