Martida MakrafoonkaWicitaanka Dhagaystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha oo uu noo soo diyaariyo Cabdullaahi Nuur Maxamed Colombo ayaa waxannu todobaadkan marti noogu ah wasiirka Kuluumaysiga ee Dawlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

Wasiirku waxa uu ka jawaabayaa su’aalo badan oo ay VOA-da iyo dhagaystayaashuba ka waydiiyeen, arimo badan oo khuseeya kalluumaysiga, burcad-badeedda iyo heshiiyada ay Soomaaliya la gaarto waddamada dibadda.

Midigta sare ee boggan ka dhagayso barnaamijka.