Barnaamijka Martida Makrafoonka todobaadkan waxaa marti inoogu ah Saalax Xaashi Carab oo ah qoraa Soomaaliyeed isla markaasina soo saaray qaamuuskii labaad ee Af Soomaaliga ku turjumya Af Soomaali.
Saalax Xaashi, waxaa uu ka warramaya Qaamuuskaasi iyo baahida keentay in la soo saaro waxa kale oo uu ka hadlayaa dhibaatooyinka horyaalla Luaqda Soomaaliga iyo isbedelada ku yimid.
Barnaamijka oo faahfaahsan ka dhegaysomidigta sare ee boggan.



