Barnaamijka Cawayska Todobaadkan waxayaabaha aad kumaqli doontaan waxaa ka mid ah : 

  • Nin Somali ah oo Billad ku qaatay dhinaca matalaadda iyo qosolka ,lagana daawado TV Imaaraadka Carabta .
  • Nin Isaguna Ikhtiraacay ama sameeyey Dayuurad Helicopter ah magaalada Hargeisa .
  • Maxaad ka taqaan waxtarka Dameeraha ,Suugaanta Somaliduse maxay ka tiri .
    Qodobadaaasi oo dhan waxaad kaga bogan kartaa Barnaamijka Cawayska Washington ,oo uu soo saaro Cali Cabdi Xadhaadhe .

 

Barnaamijka ka dhegayso midigta sare ee boggan.