Afhayeenka ciidamada Midowga Africa ayaa beeniyey warar eey faafiyeen idaacadaha Muqdisho kuwaasoo ahaa in ciidamadaasu eey dagi rabaan dhismaha Iskuulka Farsamada, isla markaana eey tababar ka helayaan ciidamada badda ee Mareykanka. Dhageyso warbixintaas oo dhan.
Afhayeenkan oo baddalay afhayeenkii hore ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in wararkaas been abuurka ah laga faafiyey ciidamadiisa.
Dhageyso warbixintan.



