Lahaanshaha: Reuters
AMISOM ayaa sheegtay inay Muqdisho ka bilaabayso mashaariic kala duwan oo qiimo ahaan ku kacaya in kabadan 4.5 million dollars.
Warkii oo dhan
Dooni sidday in kabadan 50 Soomaali ah oo ka soo baxday Libya kuna socotay Italy ayaa la La' yahay meel ay jaan iyo cirib dhigtay.
Ciidamada AMISOM iyo DKMG ayaa weerar ay saaka qaadeen kooxda Al-Shabaab ka qabsaday saldhigyo ku yaalla Yaaqshid iyo Deyniile.
Ugu yaraan 2 qof ayaa dhintay, 6-kalena way ku dhaawacmeen markii qarax ka dhacay xero barakacayaal oo ku taalla magaalada Muqdisho.
Oxfam iyo Save the Children ayaa sheegay in dadkii ku dhintay abaarta Geeska Afrika ay ugu wacnayd gar-gaarka oo lagala daahay dadkaasi.
G/kuixgeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa gaaray Hargeysa, wuxuuna ku baaqay in nabad lagu xalliyo xiisadda Sool iyo Sanaag.
Madxweyne Axmed Siilaanyo ayaa baarlamaanka Somaliland u sheegay in fidno-wadayaal ay majara habaabiyayeen shirka ka socda Taleex.
Ugu yaraan 6 qof oo 4 ay askar yihiin ayaa lagu dilay weerar xalay ka dhacay Gariiley oo u dhow Wajeer, waxaana la la'yahay 4 qof.
Midowga Afrika ayaa Golaha Ammaanka ee QM ka codsaday in la kordhiyo tirada ciidamada AMISOM ee ka howgala dalka Somalia
Dowladda Djibouti ayaa beenisay in ciidankeeda Muqdisho ku sugan ay ka danbeeyeen duqeyn dhimasho dhalisay oo lala beegsaday masjid.
IGAD ayaa canbaareysay doorashada qaar katirsan xildhibaannada baarlamaanku ay Madoobe Nuunow ugu doorteen guddoomiye cusub.
Wafti ka socda baarlamaanka Somalia oo kala matalaya dhinacyada is-haya ee baarlamaanka ayaa ka qeyb galay shirka baarlamaanada IGAD
Qaxootiga Soomaalida ee ku jira xerada IFO 3 ayaa bilaabay inay dib ugu noqdaan deegaanadii ay markii hore kasoo qaxeen ee dalka Somalia
Ururka shaqaalaha ee ugu weyn dalka Nigeria ayaa ku baaqay shaqo joojin lagaga cabanayo sicirka shiidaalka iyo cuntada ee kor u kacaya
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa sharxaya taariikhdii iyo halgankii ururka African National Congress ee dalka Afrikada Koonfureed
Diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa maanta laba jeer duqeeyey meel u dhaxeysa Garbaharey iyo Ceel-cadde ee gobolka Gedo.
G/K Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa sheegay inuu taageersan yahay xilka qaadisti ay xidlhibaanno ku sameeyeen guddoomiye Shariif.
Kenya ayaa sheegtay in 60 ka tirsan Al-shabaab ay ku dishay duqeyn ka dhacday Gedo. Britain ayaa iyana ka digtay weerarro ka dhaca Kenya
Maxkamad ku taalla Ethiopia ayaa min 11 sanno oo xadhig ah ku xukuntay laba weriye oo Swedish ah oo lagu eedeeyay inay taageeraan ONLF.
Dalka Shiiinaha ayaa taageero gaareysa ku dhawaad $ 5 milyan oo dolar oo qalab ah siinaya howlgalka AMISOM ee Soomaaliya.
Ciidamadii ugu horreeyay ee ka socda Jamhuuriyadda Djibouti ayaa maanta ka dagay garoonka dayuuradaha ee Muqdisho (SAWIRRO)