Wiil Somaali Maraykan ah ayaa maxkamad Minnesota ah ka horqirtay inuu lacago u ruruuriyay dhalinyararadii ku biirtay kooxda Al-shabaab
Warkii oo dhan
Diyaarad nooca aan duuliyuhu wadin ee Drone-ka ayaa ku burburtay xerada barakacayaasha Badbaado ee Muqdisho.
Dabley hubeysan ayaa Gaalkacyo ku afduubtay nin Maraykan ah oo la sheegay inuu yahay weriye wax ka qora arrimaha burcad-badeedda.
Rick Perry oo ka mid ahaa musharixiinta jamhuuriga ee madaxtinimada ayaa tartankii ka hadhay. Doorashadii Iowa Rick Santorum ayaa helay
Xawaaladaha Minnesota ayaa maanta si rasmi ah shaqadii u joojiyay kaddib markii bangiga Franklin uu hakiyay wadashaqeyntii xawaaladaha.
Walaaca laga qabo iney xirmaan shirkaddaha xawaaladaha ayaa sii kordhaya iyadoo ay shirkaddu haystaan ilaa 30 bishan December
Hay'addaha Amniga ee gobolka Minnesota ayaa wada dadaallo ay ku xoojinayaan xiriirka ay la leeyihiin jaalliyada Soomaalida ee gobolka.
Maraykanka ayaa Ethiopia ka furtay saldhig diyaaradaha aan duuliyaha lahayn si ay howlgallo hawada ah uga fuliyaan dalka Somalia.
Maanta ayaa si rasmi ah loo furay taallada halgamaagii madoobaa, Martin L. KIng Jr., taas oo uu madaxweynaha Maraykanku uu ka hadlay
Maraykanka ayaa sheegay inay fashiliyeen shirqool la doonayay in lagu dilo Safiirka Sacuudiga u fadhiya dalkan Maraykanka.
Maraykanka ayaa duqayn ku dilay hoggaamiyihii Al-Qaacidada Gacanka Carbeed Anwar Al-Cawlaqi oo ku sugnaa dalka Yemen.
Munaasabaddo lagu xusayo toban guurada ka soo wareegatay dhacdadii 11-kii Sept ayaa maanta lagu dhigay Maraykanka
Laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa 30 daqiiqo oo dheeraad ah ku dartay wakhtiga idaacadda fiidnimo ee maalmaha Isniinta ilaa Jimcaha.
Qeybtan waxay ku saabsan tahay dagaalka qarsoon ee argagixisada ee la xiriira tirooyinka iyo koontooyinka bankiyada.
Qeybtan waxay ku saabsan tahay cabsidii ay weeraradii September 11-keedii ay ku beereen hay'adaha dowliga ah, gaar ahaan sirdoonka.
Qeybtan waxay ku saabsan tahay aqoonta shacabka Maraykanka ee mujtamaca Islaamka iyo aragtiyada kala duwan ee ay ka qabaan.
Qeybtan waxay ku saabsan tahay aragtida dunida Muslimka ee ku aadan weerarkii September 11, 2001. iyo jawaabta Maraykanka.
Qeybtan waxay ku saabsan tahay aragtida dadka Maraykanku ay ka qabaan tubta uu haysto dalkan, 10 sano ka dib weerarkii argagixisada.
Qeybtan waxay ku saabsan tahay dhibaatooyinkii lagala kulmay daciifnimada nolosha iyo daciifnimada waddaniyadda.
Duufaantan ayaa ilaa iyo hadda dishay 8 ruux, waxayna curyaamisay gaadiidkii dhulka iyo cirka labadaba.
Duufaanta Irene ayaa ku dhufatay xeebaha North Caroline. Duufaantan oo wadata dabeylo xooggan iyo roobab ayaa u gudbaysa gobollada Bari.