Xubinteena Doodda Gaaban waxay maanta ku saabsan tahay muran soo kala dhexgalay dowlada KMG iyo ganacsatada Muqdisho.

Muranka ayaa ku saabsan arrimo la xiriira canshuuro ay dowladu soo rogtay iyo howlaha dekada.

Doodda waxaa ka qeybgalaya Agaasimaha Waaxda Canshuuraha ee dekada Muqdisho Siciid Siyaad Shirwac iyo Faysal Cabdi Xuseen  oo ka mid ah ganacsatada Muqdisho