Doodda Gaaban ee maanta waxay ku saabsan tahay Ganacsatada Soomaaliyeed ee Qurbaha ku nool ma faaido ayaa ugu jirta inay Somalia maalgaliyaan.

Doodda waxaa ka qeybgalaya Xasan Kaafi Cabdulle iyo Axmed Cali Diiriye oo ah labo ganacsade oo ku nool gobolka Ohio ee dalka Mareykanka.