Doodda Gaaban ee maanta oo ka imanaysa magaalada Nairobi ee Kenyam, waxay ku saabsan tahay khilaafka soo kala dhexgalay dowladda KMG iyo maamul-goboleedka Puntland

Doodda Waxaa ka qeybgalaya Xildhibaan Dr Cabdi Cali iyo Xildhibaan Axmed Nuur.