Xubinteena doodda gaaban ee maanta waxay ku saabsan tahay maamulka dhawaan loo dhisay gobolka Benaadir.
Doodda waxaa ka qeybalaya C/laahi Cabdulle Weheliye oo ka mid ahaa guddigii dhisay maamulkii xilka laga qaaday iyo Iimaan Jimcaale Faarax oo ka tirsan gollaha deegaanka ee maamulka Benaadir



