Doodda waxay maanta ku saabsan tahay xiriirka wiilasha iyo gabdhaha Somaliyeed ee qurbaha ku korey iyo in gabdhaha Somaliyeed ay wiilasha Somaliyeed ka doorbidi lahaayeen rag Ajanabi ah iyo inkale.

Doodda waxaa ka qeyb galaya Yasmin Cabdi iyo Ayan Maxamed, labada gabdhoodba waxay ku sugan yihiin dalka Britain.