Doodda Gaaban ee maanta waxay ka hadlaysaa dhalinyarada ciidan ahaan laga qorayo gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya.
Waxaa doodda wadaagaya Maxamed Muqtar Shidiye oo ahaa xildhibaan ka tirsan barlamaanka Kenya iyo Cismaan Ibraahim Afmaroor oo ah Madaxa Guddiga Nabadgelyada Gaarisa.



