Doodda Gaaban ee maanta waxay ku saabsan tahay Madaxweyne Daahir Rayaale ayaa Xisbiga mucaaradka ka diiday xubintii uga qeybgali lahayd guddiga doorashada Somaliland.

Doodda waxaa ka qeybgalaya Cismaan Baarud Faarax iyo C/raxmaan Cismaan Jaamac.