Doodda Gaaban ee Maanta waxay ku saabsan tahay Qaxootiga Soomaaliya ee galaya dalka Kenya.
Doodda waxaa ka qeyb-galaya Gaabow Cabdi Bare oo ah maamula Hay'ad u doodda xuquuqda Aadanaha oo lagu magacaabo Peace-net iyo Xasan Cismaan Shuuriye oo ah Xoghayaha Guddiga Nabadgelyada ee gobolka Waqooyi Bari.



