Dooddeena Gaaban ee maanta waxay ku saabsan tahay qudbadii uu Madaxweyne Sheekh Sharif ka jeediyey gobolka Minnesota.
Doodda Gaaban waxaa ka qeyb galaya Maxamuud Cabdi-Nuur "Dul-yadayn" oo ku sugan Denver, Colorado iyo Maxamuud Ibraahim oo ku sugan gobolka Arizona.



