blank

About VOA | Nala soo xiriir

Faaqidaadda Toddobaadka

Faaqidaadda: Ololaha ka dhanka ah Al-Shabab

Faaqidaadda Todoobaadka waxaan ku eegaynaa ololaha military ee ciidamada huwantu ka wadaan gobollada koonfurta Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Faaqidaadda: Howlgalka Kenya oo 100-jirsaday

Howlgalka cidiamada Kenya ee Somalia ayaa 100 maalmood jirsaday. Barnaamijkan ayaan ku eegaynaa waxaa howlgalkaasi u suurtogalay.

Faaqidaadda: Heerka Macluusha Somalia

Barnaamijka wuxuu ka hadlayaa heerka macluusha. 6 Bilood ayaa ka soo wareegtay markii Qaramada Midoobay ay ku dhawaaqday macluusha.

Faaqidaadda: Shirka ka Socda Taleex

Barnaamijka Faaqidaadda ee Toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay shirka Taleex ka socda ee lagu go'aamiyay in maamul-goboleed lagu sameeyo

Faaqidaadda: Shaqo Joojinta Xawaaladaha Minnesota

Barnaamijka Faaqidaadda wuxuu ku saasban yahay shaqo-joojinta shirkaddaha xawaaladaha Minnesota oo maanta si rasmi ah u bilaabatay.

Faaqidaadda: Shirka Wadatashiga ee Garowe

Barnaamijku wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay shirka wadatashiga ee kooxaha Soomaaliya uga socda magaalada Garowe.

Faaqidaadda: Dib u heshiisiin iyo wadahadal

Dowlad kasta oo soo martay Soomaaliya 20kii sano ee la soo dhaafay maxaa caqabado ah oo hortaagnaa?

Faaqidaadda: Faragelinta Wadamada Gobolka

Farageinta dalalka deriska ah xal ma u tahay mushkiladda Somaliya, qiilka madaxweeynaha ee soo Gelidda Ethiopia ma ku filanyahay?

Faaqidaadda: Faragelinta Ethiopia ee Somalia

Barnaamijka waxaan toddobaadkan ku eegaynaa dib u soo gelista ciidamada Ethiopia ee Soomaaliya si ay u taageeraan AMISOM, Kenya iyo DKMG

Faaqidaadda: Faragelinta Kenya

Sida ay dadka Somalida u arkaan soo gelitaanka Ciidamada, Kenya, cidda ku heshiisay, maxeey keeni kartaa arintan, waa qodobka faaqidaada

Faaqidaadda: Dhibaatada Dhalinta Qurbaha

Faaqidaadda Todobaadka waxaan ku eegaynaa dhibaatada dhalinta Qurbaha iyo waxa ku qasba inay dagaallada Soomaaliya ku biiraan.

Faaqidaadda: Faragelinta Kenya

Barnaamijka Toddobaadkan waxa ka qeyb galaya Faarax Macallin, oo mudane ka ah Baarlamaanka Kenya, Prof. Cabdi Samatar iyo Dr. Cali Faqi

Faaqidaadda: Xaaladda Amniga ee Puntland

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay xaaladda amniga iyo dilalka ka dhacay Puntland.

Faaqidaadda: Hannaanka Dib-u-Heshiisiinta Somalia

Barnaamijka Faaqidaaddu wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay qaabka dib u heshiisiin looga hirgalin karo Somalia.

Faaqidaadda: Shirkii AU ee Addis Ababa

Kulankii lacag ururinta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa ayaa ku soo dhammaaday iyadoo dalalka Afrika qaarkood ay ku yabooheen.

Faaqidaadda: Fursadaha Indhaha Caalamka ee Soomaaliya

Barnaamijkan waxa uu ku saabsan yahay sida looga dhalin karo fursado siyaasadeed, Indhaha Caalamka ee ku oo jeeda Soomaaliya.

Faaqidaadda: Gargaarka Abaaraha

Faaqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsan yahay, gargaarka Abaaraha Soomaaliya, waxa uu yahay.

Faaqidaadda: Deeqda Soomaalida

Barnaamijkan wuxuu ku saabsan yahay, dadaalka gurmadka ah ee ay sameynayaan Soomaalidu, si ay u caawiyaan dadka ay abaaruhu ku dhufteen.

Faaqidaadda: Dhalinta Qurbaha

Barnaamijkan Faaqidaadda Todobaadka, waxa uu ku saabsan yahay saameynta qurbaha ee dhalinta Soomaaliyeed.

Faaqidaadda: Abaaraha Soomaaliya

Barnaamijkan Faaqidaadda Todobaadka, waxa uu ku saabsan yahay abaarta ka jirta Soomaaliya, oo lagu sheegay tii ugu xumeyd tan iyo 1950.

Faaqidaadda: Maalinta Xornimada Somalia

Faaqidaada Toddobaadku waxay ku saabsan tahay maalinta Kowda Luulyo oo ah markii Somalia xorriyada qaadatay 51 sannadood ka hor


Warbixin dheeraada