Barnaamijka toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay sida fursad shaqo loogu abuuri karo dhalinyarada Soomaalida ee gudaha dalka ku dhaqan.

Waxa marti ku ah:

1- Maxamed Sheekh Xaamud - Guddoomiyaha Jaamacadda Puntland State

2- Aamina Faarax Kaarshe - Dalladda Kalluumeysata Somaliland

3- Cabdirisaaq Maxbuub - Bush Foundation - Gobolka Minnesota, USA