Barnaamijka Faaqidaadda Todabaadka waxaa uu ku saabsanyahay , Kaalinta suugaanyahanka Soomaaliyeed ay ka qaadan karaan nabadaynta dalka.
Waxaana ka qaybgalaya suugaanyahanno Soomaaliyeed oo arrintaasi faaqidaad ku samaynaya.
Barnaamijka waxaa marti u ah Abwaanada kala ah
Axmed Faarax Cali (Idaajaa)
Mustafe Sheekh Cilmi
Fawsiya Axmed Maxamed
Jaamac Kadiye Cilmi
Barnaamijka ka dhegayso midigta sare ee boggan.

