Barnaamijka Faaqidaadda oo uu todobaadkan inoo soo diyaariyay Maxamed Cumar Axmed Haydara ayaa todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay xaaladda nololeed ee xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee Dhagaxlay, Iffo iyo Xagar-dheere.
Barnaamijka ayaa muuqaal buuxa ka bixinaya nolasha dadka qaxootiga Soomaaliyeed ee halkaa ku nool iyo waliba warbixin ay hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Humar Rights Watch ka soo saartay xaaladda bini’aadanimo ee xeradaas.
Dhagaysi wanaagsan.

