Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxaa soo diyaariyay Abdulaziz H. Osman kalkanna waxa lagu falanqeeynayaa tallaabadii ay barlamaanka Dawaladda Federaalka Ku-meel-gaarka ah ku qaateen ku dhaqanka Shareecada Islaamka.
Barnaamijka waxa ka qayb qaadanaya:
Wasiirka Caddaaladda ee Dawladda Federaalka Ku-meel-gaar ka ahCabdiraman Maxamuud Faarax Janaqow; Caalimka sida wayn loo yaqaan Sheekh Cumar Faaruuq; Ismaaciil Caddow oo ka tirsan Xisbul Islaam iyo Prof. Cabdiwaxid Sheekh Cismaan oo ah bare sharciga iyo shareecada ka dhiga jaamacadda Minnesotta.
Dhagaysi wanaagsan.

