Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka oo uu kalkan noo soo diyaariyay Abdulaziz H Osman ayaannu ku eegaynaa dagaallada Muqisho ka socda iyo saamayntooda ammaan ee gaar ahaan Soomaaliya iyo guud ahaan gobolka Geeska.

Barnaamijka Faaqidaadda ayaa waxa ka qayb-qaadanaya:

Prof. Xasan Cumar Mahad-alla oo bare ka ah Southern University oo ku taal gobolka Lousiana, Dr. Yuusuf Kariye oo baare ka ah jaamaca ku taal Paris iyo Sahra Cali Xasan oo ka tirsa aqoonyahanad ka tirsan jaaliyadda London isla markaana ka tirsan Ururka Somali Initiative for Dialogue and Democracy.

Midigta sare ee boggan ka dhagayso labada qaybood ee barnaamijka Faaqidaadda.