Voice Of AmericaBarnaamijka Faaqidaadda oo uu todobaadkan noo soo diyaara Ali Abdi Harare ayaanu todobaadkan ku soo qaadanaynaa qalalaasaha siyaasadeed ee ka taagan Jamhuuriyadda la baxday Somaliland.
Barnaamijka ayaa waxa ka qayb-galaya Axmed Yuusuf Jaamac oo ah qareen daggan magaalada Hargaysa iyo Axmed Xaaji Barkhad oo ah qoraa wax ka qora arimaha maamul-wanaagga oo daggan dalka Holland.
Midigta sare ee boggan ka dhagayso barnaamijka Faaqidaadda.

