Lahaanshaha: REUTERS
Barnaamijka Caweyska Washington ee Toddobaadkan Waxaan Idinkugu Haynaa Q-2aad ee Fanaanka Bashir Cali Xusen iyo Qubanayaal Xiiso Badan.
Warkii oo dhan
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa sheekooyin xiiso leh iyo sidoo kale fanaanka Bashiir Cali Xuseen
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa qubanayaal aad u xiiso badan oo idin raaligelin doona
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa qubanayaal aad u xiiso badan.
Barnaamijka Cawayska ee todobaadkan waxan idinku haynaa qubanayaal qosol iyo layaab-ba leh iyo Qaybtii u dambeysay ee Lul Jeylani
Barnaamijka Caweyska waxaan toddobaadkan idinku haynaa qubanayaal xiiso badan iyo qaybtii 5-aad ee wareysigii Luul Jeylaani.
Barnaamijka Cawyeska ee Caawa waxad kaga bogan doontaan qeybtii 3aad ee wareysigii Luul Jeylaani iyo qubanayaal kale oo xiiso badan
Barnaamijka Cawyeska ee Caawa waxad kaga bogan doontaan qeybtii 3aad ee wareysigii Luul Jeylaani iyo qubanayaal kale oo xiiso badan
Cawayska waxaad ku maqli doontaa qubanayaal xiiso badan iyo waliba qeybtii labaad ee wareysiga fannaanada Luul Jeylaani.
Cawayska Washington waxaan idiinku haynaa qubbanayaal xiiso badan iyo qeybta koowaad ee wareysi aan la yeelanay fannaanada Luul Jeylaani
Cawayska Washington waxaad ku maqli doontaan qubannayaal xiiso badan iyo qeybtii labaad ee wareysiga fannaanada Nimco Jaamac.
Barnaamijka Caweyska ee toddobaadkan waxad ku maqli doontaan gabay ka hadlaya "Hooyada", iyo waliba wareysi aan la yeelanay Nimco Jaamac
Barnaamijka caawa waxad ku maqli doontaan wareysi aanu la yeelatay fanaanka Sayid Khaliifa iyo waliba qubanayaal kale oo xiiso badan
Barnaamijka Cawayska Washington oo aad dhageysataan habeen kasta oo Sabti ah waxaan idiinku haynaa qubannayaal xiiso badan.
Barnaamijka maanta waxa si wadajir ah inoogu daadihinaya Sahra Ciidle Nuur iyo Ibraahiim Xasan Maxamuud (Daanduray)
Barnaamijka Caweyska ee caawa waxad ku maqli doontaan fanaankii caanka ahaa ee Sayid Khaliifa iyo qubanayaal kale oo xiiso leh
Barnaamijka Cawayska Washington waxaan idiinku haynaa qodobo kale duwan oo xiiso badan.
Cawayska waxaan idiin ku haynaa; qiimaha baabuurkii hore ee Obama oo la iibinayo iyo maxaa kala haysta fannaanka Keynaan iyo Mitt Romney
Cawayska Washington waxaan idiinku haynaa qobonayaal xiiso leh iyo Q. Afraad ee wareysiga Fannaanadda Faadumo C/laahi Kaahin Maaandeeq.
Cawayska waxaan idiinku haynaa qobonayaal xiiso leh iyo qeybtii saddexaad ee wareysiga Fannaanadda Faadumo C/laahi Kaahin Maaandeeq.
Cawayska toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qubanayaal xiiso badan iyo Q-2aad ee wareysiga fannaanda Faadumo C/laahi Maandeeq