Barnaamijka Cawayska Washington ee todobaadkan waxaad ku maqli doontaan:
Heesaaga Soomaaliyeed ee K’naan oo Heestiisu ku guulaystay in ay noqoto Astaanta Koobka Kubadda Cagta ee Aduunka ee sanaddka 2010ka lagu qabanayo Koonfur Afrika.
Af Soomaaliga cusub ee dhalinyarada casriga ah iyo weedhaha ay is dhaafsadaan maxaad kala socotaa?, waa xubin aad ku maqli doontaan Barnaamijka.
Qodobadaasi iyo kuwa kale oo xiiso badan ka dhegayso baranaamijka Cawayska Washington ee todobaadkan.
Barnaamijka oo dhemaystiran ka dhegayso midigta sare ee boggan.

