Barnaamijka Cawayska Washington ee todobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodobo kala duwan oo ay ka mid yihii:-

Magaalooyinka Soomaaliyeed ee dad loogu magacdaray sida Aw-Barkhadle …iwm.

Jacayl indhoole helay.

Boqorka Reer Magaalka, iyo qodobo kale oo idin raaligalin doona.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso midigta sare ee boggan.