Caweyska Washington qodobadda aan idinku hayno todobaadkana waxaa ka mid;

1- Gabar Somali ah oo turjunta Filimada Hindia

2- Internetka iyo wadanka Turkumanistan

3- Nin indho la' oo quruxda dumarka kala saari kara

iyo qodobo kale o xiiso leh.

Midigta sare ee boggan ka dhagayso barnaamijka Cawayska Washington