Barnaamijka Cawayska Washington ee todobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodobo kala duwan oo idin xiiso galin doona waxaana ka mid ah:

Magaalooyinka Soomaaliyeed ee Ceel loogu magacdaray

Naanaysada cusub ee wiilasha iyo gabdhaha ee Soomaalida ku nool Gobolka Minneasota ee dalka maraykanka.

Ingriiska oo siin jiray abaal gud ciddi Radio haysata sanadihii 50aadkii.

Barnaamijka oo dhan ka dhegayso midigta sare ee boggan.