Barnaamijka Caweyska Washington ee Toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodobbo dhowr ah oo ay ka mid yihiin:

Ninka adduunka ugu culus oo sarriirtii uu ku seexanayey ka degi waayey; shan wiil oo gabadh keliya wada jeclaaday; oday da'diisu tahay 112 sano jir oo aroosay gabadh 18 sano jir ah; iyo guurka Soomaalida iyo bulshooyinka kale ee ajaanibta ah.

Barnaamijkaan oo dhammaystiran ka dhagayso dhinaca midigta kore ee boggan.