Cawayska Washington Qodobada aan idinku hayno todobaadkan waxaa ka mid ah;
Haweenay 85 jir ah oo xoogsanaysa
Hodanimada Luqada Soomaaliga
Majaajiladii Layla Jeesta
Daanyeero Fardo Fuushan
Dhinaca Fankana waa Fanaanka Maxamed Saleebaan Tubeec oo si gaar ah uga hadlaya heestisa Ammaanada.
Barnaamijka oo buuxa qeybta hoose ama midigta sare ee boggan ka dhagayso.